Skip to content

Ikhtiyaarada looga qaybqaadan karo

Ablikeeshinka Taleefoonka Casriga ah


Soo degso ablikeeshinka taleefoonka casriga ah ee daraasadda, rMove, oo ku gal koodhkaaga gelitaanka.

Taleefonka


Naga soo wac khadka lacag la'aanta ah si aad u dhammaystirto daraasadda:
1-888-476-6157.

Ma lumisay koodhkaaga isticmaalka? Haddii aad lumisay casuumaadda koodhkaaga gelitaanka, fadlan nala soo xirii waana ku caawin kartnaa.

rMove photo

Ka qayb qaado Isticmaalka Ablikeeshinkeena Taleefoonka Casriga ee rMove

Kaliya u gudub noloshaada. rMove waxay diiwaan gelin doontaa safarkaaga waxayna ku weydiin doontaa su'aalo ku saabsan safarradaada hal toddobaad.

google play store logo
apple app store logo

Wax su’aalo ah ma qabtaa?

Somali