Skip to content

WADA QORSHEYNTA MUSTAQBALKEENA

Saddex Siyadood Oo Looga Qayb Qaato


Thank you for your interest in the study. The study is now closed.

Ma lumisay koodhkaaga isticmaalka? Haddii aad lumisay casuumaadda koodhkaaga gelitaanka, fadlan nala soo xirii waana ku caawin kartnaa.

rMove photo

Ka qayb qaado Isticmaalka Ablikeeshinkeena Taleefoonka Casriga ee rMove

Kaliya u gudub noloshaada. rMove waxay diiwaan gelin doontaa safarkaaga waxayna ku weydiin doontaa su'aalo ku saabsan safarradaada hal toddobaad.

google play store logo
apple app store logo

Ku saabsan daraasadda

Waa maxay Travel Behavior Inventory?

Travel Behavior Inventory waa ra'yi uruurin qoys oo ururiya tirakoobka, hawlaha safarka maalinlaha ah, iyo qaababka gaadiidka caadiga ah ee dadka ku nool agagaaraha Twin Cities. Macluumaadkan ayaa muhiim u ah wakaaladaha qorsheynta gobolka iyo kuwa maxalliga ah si ay u fahmaan sida koritaanka bulshada, horumarka, iyo isbeddelada kale u saameeyaan nidaamka gaadiidka. Gaadiid la isku halayn karo iyo dookhyada safarka ee la heli karo ayaa gacan ka geysta tayada nolosha iyo firfircoonida dhaqaale. Xogta ra'yi uruurinta iyo warbixinaha ayaa ka caawin doona wakaaladaha soo jeedinta maalgelinta gaadiidka ee wax ku oolka ah, soo saarista codsiyada deeqaha federaalka ee tartanka ka jiro, iyo kala hormarinta sida ugu fiican ugu habboon baahiyaha gobolka.

Daraasaddan waxaa kafaalo Metropolitan Council iyadoo la kaashanayso Minnesota Department of Transportation iyo Wisconsin Department of Transportation.

Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan daraasaddan, fadlan booqo su’aalaheena badanaa lauswaydiiyo or nala soo xiriir.

msp study region

Wax su’aalo ah ma qabtaa?

Somali